Ururka Qareenada Oo Xafiis Cusub Ka Furtay Laascanood
Hogaanka Sare ee Ururka Qareenada Somaliland ee Sollaa Oo maalintii Saddexaad Hawlo shaqo ujooga Gobolka Sool,ayaa kulamo kala Duwan la Qaatay Maamulka iyo Masuuliyiinta Gobolka Sool.Wafigan Qareenada ah oo uu Hor kacayo Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland Garyaqaan Xassan Cabdilaahi ...
Read MoreUrurka Qareenada Somaliland Oo Maanta Magaalada Burco Ugu Qabtay Qareenada Ka Hawlgala Kulan Xogwaraysi Xirfadooda Kor Loogu Qaadayo.
Burco:- Ururka Qareenada Somaliland ee Solla ayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 27/10/2021, kulan xog ururin ah u qabtay qareenada ka hawlgala Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, Kulankan oo ujeedkiisu ahaa sidii qiimeyn loogu sameyn lahaa Xirfada iyo Aqoonta ...
Read More