![](https://usercontent.one/wp/www.somalilandlawyers.org/wp-content/uploads/2021/10/240665620_3737852789650070_4917528463305513261_n.jpg?media=1725756956)
Ururka Qareenada Somaliland oo Maanta Soo Bandhigay Waxqabadkii 3 Bilood u Danbeeyay
Ururka qareenada somaliland oo maanta yeeshay Shir Nuxurkiisu daarnaa soo bandhigista waxqabadkii 3dii bilood ee u danbeeyay iyo dajinta qorshaha bilaha sanadka ka dhiman Shirkaasi oo ay kasoo qayb galeen . Odayaashii ururkan salka usoo dhigay ahna kuwaas oo shirkaas kusoo kordhiyay talooyin midho dhala